Skip to content

My Blog

    • Contact Us
    • Privacy Policy for KFMEDIATV
    • Sample Page
  • DEG-DEG: Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo kordhin 2 sano iyo 3 bilood ah u sameeyay Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

    DEG-DEG: Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo kordhin 2 sano iyo 3 bilood ah u sameeyay Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

    April 28, 2026
    Uncategorized

    DEG-DEG: Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo kordhin 2 sano iyo 3 bilood ah u sameeyay Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

  • Xukuumadda Somaliland oo xabsiga dhigtay nin laga shakiyay xirfaddiisa caafimaad oo u dhashay dalka Masar.

    Xukuumadda Somaliland oo xabsiga dhigtay nin laga shakiyay xirfaddiisa caafimaad oo u dhashay dalka Masar.

    April 25, 2026
    Uncategorized

    Xukuumadda Somaliland oo xabsiga dhigtay nin laga shakiyay xirfaddiisa caafimaad oo u dhashay dalka Masar.

  • Warbaahinta BBC Chinese ayaa sheegtay in Somaliland ay si isa soo taraysa

    April 24, 2026
    Uncategorized

    Warbaahinta BBC Chinese ayaa sheegtay in Somaliland ay si isa soo taraysa u noqotay meel istaraatiiji ah oo ay daneynayaan quwadaha sida Mareykanka, Taiwan iyo dalal kale, gaar ahaan dhinacyada tamarta iyo ganacsiga. Goobteeda juqraafiyeed ee ku dhow marinka Bab al-Mandeb iyo dekedda Berbera ayaa ka dhigaya mid muhiim u ah ganacsiga caalamiga ah. Sidoo…

  • Tababar muddo 4 cisho ah u socday Hablaha

    Tababar muddo 4 cisho ah u socday Hablaha

    April 24, 2026
    Uncategorized

    #Sawirro: Tababar muddo 4 cisho ah u socday Hablaha Sharciyaqaannada ah ee Qareennada iyo xeer-ilaalinta oo ka kala socday gobollada dalka oo dhan ayaa maanta loogu soo xidhay magaalada Hargeysa. Tababarkan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Qareenada Haweenka Somaliland ee SWLA oo ay ka taageertay haayada UNWOMEN

  • Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay sharci

    Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay sharci

    April 24, 2026
    Uncategorized

    Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya isticmaalka baraha bulshada ee carruurta ka yar dadoodu 15 sano jirka . Sharcigan ayaa la sheegay inuu yahay mid lagu ilaalinayo carruurta, laguna xakameynayo saameynta ay baraha bulshada ku yeelan karaan da’dooda yar.

  • Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni

    Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni

    April 23, 2026
    Uncategorized

    Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo 81 jir ah ayaa sheegay inuu joojiyay cunista bariiska ku dhowaad 50 sano, isaga oo dadka ku dhiirrigelinaya inay dib ugu laabtaan cunnooyinka dhaqanka Afrikaanka ah oo uu ku tilmaamay kuwa sababta u ah xooggiisa iyo caafimaadkiisa. Ninkani ayaa muddo 40 sanno ah ka talinaya dalka Uganda, wuxuuna xilka…

  • #Sawirro: Sheekh Mustafe X Ismaaciil

    #Sawirro: Sheekh Mustafe X Ismaaciil

    April 23, 2026
    Uncategorized

    #Sawirro: Sheekh Mustafe X Ismaaciil Haaruun oo Jaamacadda Hargeysa ka jeediyay Muxaadiro cinwaankeedu yahay: “Aqoon aan hanuun lahayni waa hub aan cidna u tudhin”

  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed

    April 23, 2026
    Uncategorized

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqsi ah ugu ambabaxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

  • Dowlada Zambia ayaa la wareegtay maydka madaxweynihii hore

    Dowlada Zambia ayaa la wareegtay maydka madaxweynihii hore

    April 23, 2026
    Uncategorized

    Dowlada Zambia ayaa la wareegtay maydka madaxweynihii hore ee dalkaasi oo muddo 10 bilood ah ay qoyskiisa iyo dowladu ku muransanaayeen halka lagu aasayo maydkiisa. Edgar Lungu oo ku geeriyoodey xarun caafimaad oo ku taalla dalka Koonfur Afrika 5-tii bisha June ee sanadkii hore, ayay dowlada dalkaasi doonaysay in lagu duugo goobta lagu aaso madaxda…

  • “Waxaanu u sharraxannahay Maayirka iho Maayir ku-xigeenka Hargeysa”

    “Waxaanu u sharraxannahay Maayirka iho Maayir ku-xigeenka Hargeysa”

    April 10, 2026
    Arts, Business

    Wiiwaa “Waxaanu u sharraxannahay Maayirka iho Maayir ku-xigeenka Hargeysa” Wiiwaa iyo Mideeyeiyo Mideeye

1 2
Next Page

My Blog

  • Instagram
  • Facebook
  • X

Powered by
►
Necessary cookies enable essential site features like secure log-ins and consent preference adjustments. They do not store personal data.
None
►
Functional cookies support features like content sharing on social media, collecting feedback, and enabling third-party tools.
None
►
Analytical cookies track visitor interactions, providing insights on metrics like visitor count, bounce rate, and traffic sources.
None
►
Advertisement cookies deliver personalized ads based on your previous visits and analyze the effectiveness of ad campaigns.
None
►
Unclassified cookies are cookies that we are in the process of classifying, together with the providers of individual cookies.
None
Powered by